Al Shabaab oo shaacisay Magaca iyo Qabiilka ninkii isku qarxiyay Isbitaalka Baledweyne

Al Shabaab ayaa baahisay wareysi laga qaaday ninkii labaad ee fuliyay qaraxyadii dhawwaan ruxay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana qaraxyadaasi ku dhintay dad aad u badan oo isugu jiray masuuliyiin iyo shacab. Qaraxa labaad ee ka dhacay afaafka hore ee Isbitaalka guud ee magaalada Baledweyne waxaa fuliyay nin magaciisa Al Shabaab ku sheegeen … Continue reading Al Shabaab oo shaacisay Magaca iyo Qabiilka ninkii isku qarxiyay Isbitaalka Baledweyne